www.towxiidka.com
  
  
Follow us
RSS
Facebook
Twitter
“ASALLADA DIINTA IYO ARAGTIDA LUNSAN”
Casharka koowaad: Xaqiiqada Diinta:
1-“Diin” maxaa la yiraahdaa?
2- Maxaa ka dhalanaya garashada macnaha “Diin”?
3- Sidee “Diinta xaqa” ah looga lumi jirey?
Casharka labaad: Xaqiiqada Iimaanka:
1- Iimaan” maxaa looga jeedaa?
2- Sidee wax loo rumeeyaa, loona rumayn jirey?
3- Asallada Iimaanku, sidee ku taam noqdaan?
4- Maxaa Iimaanka baabi’iya?
5- Iimaanku ma asal iyo waajib baa?
sharka saddexaad: Xaqiiqada Islaamka
1- Islaam maxaa looga jeedaa?
2- waa maxay Islaamka dhabta ah?
3- waa maxay Islaamka kore?
4- Goormuusan Islaamka muuqda wax tarin?
5- Maxaa u daliil ah inaan oraah keliya layska rabin?
6- yaa ku gafsan fahmidda Islaamka muuqda?
Casharka afraad: Xaqiiqada tawxiidka:
1- Maxaa looga jeedaa “tawxiid”?
2- kelmadda tawxiidka (لا إله إلا الله), macnaheed?
3- Caabudiddu waa sidee?
4- Allaah qeyrki kii addeeca tawxiidkiisu waa sidee?
5- Tawxiidku ma erey baa, mise erey iyo macne?
6- Tawxiid iyo shirki ma ku kulmi karaan qof?
7- Ma jiraa caalim yiri: ereyga (لا إله إلاّ الله) marmar buusan ku dhawaaqiisu waxba tarin?
Casharka shanaad: Xaqiiqada kufriga:
1- Kufri maxaa looga jeedaa?
2- Kufrigu waa intee nooc?
3- Kufriga weyn sidee dadku ugu dhacaa?
4- Kaafirka ma qof walbaa garan kara?
5- Gaalaysiinta maxay Diintu ka tiri?
6- Ereyga “kaafir” ama “gaal” maxaa loo neceb yahay?
7- Kufaarta sidee loola dhaqmaa?
Casharka lixaad: Diinta xaqa ah iyo siday u beddelanto:
1- Sidee isugu xiran yihiin mabaadi’da Diintu?
2- Sidee bay isu beddeshaa Diinta xaqa ah?
3- Goormay diintu noqotaa diin bidca ah?
4- Maxaa loo cuskadaa xukumidda bulshada?
5- Qofku ma diintuu sheegtaa, mise tuu ku dhaqmo?
6- Qofka laga adkaaday Diinta ma ka tanaasuli karaa?
Casharka toddobaad: Dastuurrada iyo Diinta Islaamka:
1- Muxuu yahay Baaqa caalamigu?:
2- Dastuurradu maxay noo sidaan?
Casharka siddeedaad: Diinta Soomaalida:
1- Soomaali goormay Diintu soo gaartey?
2- Gumeysigii muxuu keenay?
3- Maxaa la oran karaa Soomaalida maanta?
Casharka sagaalaad: Toosinta dadka lumay:
1- Jidkee loo maraa toosinta dadka lumay?
2- Aragtiyaha shaqeeya waa intee!!?
Casharka tobnaad: Tusaalooyin:
1- Diinta iyo siyaasaddu ma is diiddan yihiin?
2- Diintu ma jinsiyad baa? mise waa mabaadi’ la rumaynayo ?
3- Diintu ma xaqiiqa jirtaa? mise waa dad caadadi?
4- Diintu ma iyadaa baahan mise waa loo baahan yahay?
5- Diintu danaha dadka maka hortimaaddaa? 
6- Diintu ma hal si baa mise waa siyaala badan tahay?
7- Diintu ma sidii la moodaa?
8- Dagaal Diin ma noqon karaa?
9- Diinta wax ma laga beddeli karaa?
Khatin