“ASALLADA DIINTA IYO ARAGTIDA LUNSAN” |
Casharka koowaad: Xaqiiqada Diinta: |
| 1-“Diin” maxaa la yiraahdaa? |
| 2- Maxaa ka dhalanaya garashada macnaha “Diin”? |
| 3- Sidee “Diinta xaqa” ah looga lumi jirey? |
|
| Casharka labaad: Xaqiiqada Iimaanka: |
| 1- Iimaan” maxaa looga jeedaa? |
| 2- Sidee wax loo rumeeyaa, loona rumayn jirey? |
| 3- Asallada Iimaanku, sidee ku taam noqdaan? |
| 4- Maxaa Iimaanka baabi’iya? |
| 5- Iimaanku ma asal iyo waajib baa? |
|
| sharka saddexaad: Xaqiiqada Islaamka” |
| 1- Islaam maxaa looga jeedaa? |
| 2- waa maxay Islaamka dhabta ah? |
| 3- waa maxay Islaamka kore? |
| 4- Goormuusan Islaamka muuqda wax tarin? |
| 5- Maxaa u daliil ah inaan oraah keliya layska rabin? |
| 6- yaa ku gafsan fahmidda Islaamka muuqda? |
|
| Casharka afraad: Xaqiiqada tawxiidka: |
| 1- Maxaa looga jeedaa “tawxiid”? |
| 2- kelmadda tawxiidka (لا إله إلا الله), macnaheed? |
| 3- Caabudiddu waa sidee? |
| 4- Allaah qeyrki kii addeeca tawxiidkiisu waa sidee? |
| 5- Tawxiidku ma erey baa, mise erey iyo macne? |
| 6- Tawxiid iyo shirki ma ku kulmi karaan qof? |
| 7- Ma jiraa caalim yiri: ereyga (لا إله إلاّ الله) marmar buusan ku dhawaaqiisu waxba tarin? |
|
| Casharka shanaad: Xaqiiqada kufriga: |
| 1- Kufri maxaa looga jeedaa? |
| 2- Kufrigu waa intee nooc? |
| 3- Kufriga weyn sidee dadku ugu dhacaa? |
| 4- Kaafirka ma qof walbaa garan kara? |
| 5- Gaalaysiinta maxay Diintu ka tiri? |
| 6- Ereyga “kaafir” ama “gaal” maxaa loo neceb yahay? |
| 7- Kufaarta sidee loola dhaqmaa? |
|
| Casharka lixaad: Diinta xaqa ah iyo siday u beddelanto: |
| 1- Sidee isugu xiran yihiin mabaadi’da Diintu? |
| 2- Sidee bay isu beddeshaa Diinta xaqa ah? |
| 3- Goormay diintu noqotaa diin bidca ah? |
| 4- Maxaa loo cuskadaa xukumidda bulshada? |
| 5- Qofku ma diintuu sheegtaa, mise tuu ku dhaqmo? |
| 6- Qofka laga adkaaday Diinta ma ka tanaasuli karaa? |
|
| Casharka toddobaad: Dastuurrada iyo Diinta Islaamka: |
| 1- Muxuu yahay Baaqa caalamigu?: |
| 2- Dastuurradu maxay noo sidaan? |
|
| Casharka siddeedaad: Diinta Soomaalida: |
| 1- Soomaali goormay Diintu soo gaartey? |
| 2- Gumeysigii muxuu keenay? |
| 3- Maxaa la oran karaa Soomaalida maanta? |
|
| Casharka sagaalaad: Toosinta dadka lumay: |
| 1- Jidkee loo maraa toosinta dadka lumay? |
| 2- Aragtiyaha shaqeeya waa intee!!? |
|
| Casharka tobnaad: Tusaalooyin: |
| 1- Diinta iyo siyaasaddu ma is diiddan yihiin? |
| 2- Diintu ma jinsiyad baa? mise waa mabaadi’ la rumaynayo ? |
| 3- Diintu ma xaqiiqa jirtaa? mise waa dad caadadi? |
| 4- Diintu ma iyadaa baahan mise waa loo baahan yahay? |
| 5- Diintu danaha dadka maka hortimaaddaa? |
| 6- Diintu ma hal si baa mise waa siyaala badan tahay? |
| 7- Diintu ma sidii la moodaa? |
| 8- Dagaal Diin ma noqon karaa? |
| 9- Diinta wax ma laga beddeli karaa? |
|
| Khatin |