Hoyga Barashada Tawxiidka

www.towxiidka.com

  
  
  
Get Adobe Flash player

Dadka booqanaya webka

We have 13 guests and no members online

Buugga “Asallada Diinta & Aragtida Lunsan”

 

Hordhac

 

Casharka koowaad: Xaqiiqada Diinta:

 

1- “Diin” maxaa la yiraahdaa?

 

2-  Maxaa ka dhalanaya garashada macnaha “Diin”?

 

3-  Sidee “Diinta xaqa” ah looga lumi jirey?

 

 

 

Casharka labaad: Xaqiiqada Iimaanka:

 

1-  Iimaan” maxaa looga jeedaa?

 

2-  Sidee wax loo rumeeyaa, loona rumayn jirey?

 

3-  Asallada Iimaanku, sidee ku taam noqdaan?

 

4-  Maxaa Iimaanka baabi’iya?

 

5-  Iimaanku ma asal iyo waajib baa?

 

 

 

Casharka saddexaad: Xaqiiqada Islaamka

 

1-  Islaam maxaa looga jeedaa?

 

2-  waa maxay Islaamka dhabta ah?

 

3-  waa maxay Islaamka kore?

 

4-  Goormuusan Islaamka muuqda wax tarin?

 

5-  Maxaa u daliil ah inaan oraah keliya layska rabin?

 

6-  yaa ku gafsan fahmidda Islaamka muuqda?

 

 

 

Casharka afraad: Xaqiiqada tawxiidka:

 

1-  Maxaa looga jeedaa “tawxiid”?

 

2-  kelmadda tawxiidka (لا إله إلا الله), macnaheed?

 

3-  Caabudiddu waa sidee?

 

4-  Allaah qeyrki kii addeeca tawxiid ma u jirayaa?

 

5-  Tawxiidku ma erey baa, mise erey iyo macne?

 

6-  Tawxiid iyo shirki ma ku kulmi karaan qof?

 

7- Ma jiraa caalim yiri: ereyga (لا إله إلاّ الله) marmar buusan ku dhawaaqiisu waxba tarin?

 

 

 

Casharka shanaad: Xaqiiqada kufriga:

 

1-  Kufri maxaa looga jeedaa?

 

2-  Kufrigu waa intee nooc?

 

3-  Kufriga weyn sidee dadku ugu dhacaa?

 

4-  Kaafirka ma qof walbaa garan kara?

 

5-  Gaalaysiinta maxay Diintu ka tiri?

 

6-  Ereyga “kaafir” ama “gaal” maxaa loo neceb yahay?

 

7-  Kufaarta sidee loola dhaqmaa?

 

 

 

Casharka lixaad: Diinta xaqa ah iyo siday u beddelanto:

 

1-  Sidee isugu xiran yihiin mabaadi’da Diintu?

 

2-  Sidee bay isu beddeshaa Diinta xaqa ah?

 

3-  Goormay diintu noqotaa diin bidca ah?

 

4-  Maxaa loo cuskadaa xukumidda bulshada?

 

5-  Qofku ma diintuu sheegtaa, mise tuu ku dhaqmo?

 

6-  Qofka laga adkaaday Diinta ma ka tanaasuli karaa?

 

 

 

Casharka toddobaad: Dastuurrada iyo Diinta Islaamka:

 

1-  Muxuu yahay Baaqa caalamigu?

 

2-  Dastuurradu maxay noo sidaan?

 

 

 

Casharka siddeedaad: Diinta Soomaalida:

 

1-  Soomaali goormay Diintu soo gaartey?

 

2-  Gumeysigii muxuu keenay?

 

3-  Maxaa la oran karaa Soomaalida maanta?

 

 

 

Casharka sagaalaad: Toosinta dadka lumay:

 

1-  Jidkee loo maraa toosinta dadka lumay?

 

2-  Aragtiyaha shaqeeya waa intee!!?

 

 

 

Casharka tobnaad: Tusaalooyin:

 

1-  Diinta iyo siyaasaddu ma is diiddan yihiin?

 

2-  Diintu ma jinsiyad baa?

 

3-  Diintu ma xaqiiqa jirtaa mise waa dad caadadi ?

 

4-  Diintu ma iyadaa baahan mise waa loo baahan yahay?

 

5-  Diintu danaha dadka ma ka hortimaaddaa? 

 

6-  Diintu ma hal si baa mise waa siyaala badan tahay?

 

7-  Diintu ma sidii la moodaa?

 

8-  Dagaal Diin ma noqon karaa?

 

9-  Diinta wax ma laga beddeli karaa?

 

 

 

Khatin

 

     

 

Copyright © 2013. All Rights Reserved. www.towxiidka.com